Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Imaaraadka carabta oo safaraad ka furtey israa'iil.

Imaaraadka carabta oo safaraad ka furtey israa’iil.

Imaaraadka Carabta ayaa Safaarad Rasmi ah ka furtay Caasimadda Israaiil ee Tel Aviv.
Madaxweynaha Israaiil ayaa goobjoog u ahaa munaasabad lagu furayay Safaaradda Imaaraadka ee halkaasi uu ka yeeshay.

Tan ayaa imaaneysa xiisadii hore uga dhaxay israa’iil iyo falastiin  taas oo dalal badan oo carabi ka horjeedaan dagaalkaasi.

Sidoo kale arintan ayaa ku soo beegmaysa isbedelka siyaasadeed ee la dhacay dalka israa’iil oo reer galbeedku si  weyn utaageeraan.

RELATED ARTICLES

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Twitter Feed