Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Reysarwasaaraha soomaaliya oo kulan la qaatey xildhibaanada ka soo jeeda gobolada waqooyi.

Reysarwasaaraha soomaaliya oo kulan la qaatey xildhibaanada ka soo jeeda gobolada waqooyi.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay, isagoo u xaqiijiyay in guud ahaan doorashada, gaar ahaanna kuraasta gobollada woqooyi loo maamuli doono si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.

Reysarwasaaraha soomaaliya ayaa dadaalo waaweyn ugu jira sidii dalka soomaaliya uga dhici lahayd doorasho xor iyo xalaal ahi iyadoo laakiin ay ku  gadaaman yihiin carqalado badani.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...