Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Agab nadaafadeed oo lagu wareejiey dawlada hoose ee degmada hargeysa.

Agab nadaafadeed oo lagu wareejiey dawlada hoose ee degmada hargeysa.

Hablo reer Hargeysa ah oo dalka Mareykanka ku sugan ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ugu deeqay qalab loogu talo-galay nadaafadda Caasimadda Hargeysa.

Golaha deegaanka cusub ee dhawaan la doortey ayaa dhawaanahan bilaabey olole nadaafadeed oo lagu nafdiifinayo goobaha waaweyn ee caasimada hargeysa.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...