Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Taliska Booliska ee magalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay Dil...

Taliska Booliska ee magalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay Dil Arxan darro ah oo xalay loogu geystay Magaaladda Baladweyne.

Taliska Booliska ee magalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyay Dil Arxan darro ah oo xalay loogu geystay Magaaladda Baladweyne Macalin cumar macalin maxamuud kaas oo La sheegay in Xaaskiisu Sun ugu dartay Raashin uu cunayay.

Taliyaha Boliiska Baladweyn Maxamed maxamud Rooble ayaa gudaha saldhigga Warbaahinta ugu soo bandhigay qalabkii loo adeegsaday dilka Marxuumka.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn oga arga gaxay dilka Xalay loo geystay Macalinkan Dugsi Quraan.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...