Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Olole nadaafadeed oo saaka ka bilaabmey Degmada Boorama.

Olole nadaafadeed oo saaka ka bilaabmey Degmada Boorama.

Waxa saaka magaalada Boorama ee gobolka Awdal ka bilaabmey Olele nadaafadeed oo uu dhawaan ku baaqey maayarka cusub ee degmada Boorama.

Dhawaan uun bey aheyd markii sidan oo kale olole nadaafadeed oo balaadhan looga sameeyey degmooyinka Burco iyo Hargeysa.

Isbedel ayaa laga dareemeyaa degmooyinka waa weyn ee somaliland ka dib markii ay yimaadeen gole deegaan oo cusub.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed