Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Gudoomiye xisbiga ucid oo magaacey xil cusub+waa kuma.

Gudoomiye xisbiga ucid oo magaacey xil cusub+waa kuma.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng faysal Cali Waraabe  ayaa umagacaabey ku xigeenka hogyhaya guud ee xisbiga ucid Xil.Maxamed Khadar Daahir oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada somaliland.

Jagadan waxa hore u hayey xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan oo isna ka mid ah xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada somaliland.

Xil ka qaadista ayaa timi ka dib markii garab uu ka mid ahaa xildhibaan Cabdinaasir uu isbahaysi la sameystey xisbiga kulmiye.

RELATED ARTICLES

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday dalka ay dariska yihiin ee Lubnaan ka dib markii maalintii labaad gantaal laga soo...

Twitter Feed