Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Maayarka Caasimada Hargeysa oo booqdey goob Dadweyne dayactir ku sameeyeen.

Maayarka Caasimada Hargeysa oo booqdey goob Dadweyne dayactir ku sameeyeen.

Duqa caasimadda Hargeysa oo uu weheliyo Xoghahaya fulinta dawladda hoose ayaa kormeeray Taalada Gacanta ee magaalada Hargeysa taas oo dayactir lagu sameeyay.

Meeyarka ayaa u mahad celiyay dhalinyarada Ururka Daa’uud Foundation oo isu xilqaamay inay dayac tiraan Taalada Gacanta.

Waxa isbedel weyn laga dareemayaa guud ahaa degmooyinka waa weyn ee magaalada hargeysa tan iyo markey la weereegen Xilka golaha deegaanka cusub ee hargeysa.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...