Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Madaxweyne Muuse Biixi oo 279 Maxbuus ufidiyey Cafis.

Madaxweyne Muuse Biixi oo 279 Maxbuus ufidiyey Cafis.

Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Cafis ufidyey 279 maxbuus kuwaas oo ku kala xidhnaa guud ahaa xabsiyada somaliland.

Cafiskan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo maalinta bariya ay maalinta Ciidal Axada oo guud ahaa laga oogayo caalamka islaamka ah.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale shacbiga reer somaliland ugu hambalyey Maalinta Ciidal Axada guud ahaan shacbiga reer somaliland.

 

Wardeeqnews.com.

Xarunta hargeysa.

RELATED ARTICLES

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa rajo fiican ka muujiyey in laga gudbay isjiid-jiidkii mudada soo taagnaa ee hir-gelinta doorashada, maadaama...

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Twitter Feed