Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ciid Mubarak Dhamaan Shacabka Somaliyed Wardeeq News

Ciid Mubarak Dhamaan Shacabka Somaliyed Wardeeq News

Wardeeq news wuxuu dhamaan shacabka somaaliyed  ugu hambalyaynayaa munaasabada Eid Al-Adha. Ilaahay sanadkan sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo caafimaad, horumar, nabad iyo camal suuban. Wardeeq news waxa uu ku war gelinayaa inuu xidhan yahay Xafiiska maalinta ciida iyo maalinta ka danbaysa. Sidaa awgeed waxaay ku shakheyn dunaa si Online ah mam kala xidhi Tell 0634737004 ) ( Hargeysa )( Mugdisho) 0616208447) Colorado )( 00 1 303-990-2088

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...