Tuesday, January 25, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya oo Sheegay in ay Diyaar u yihiin...

Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya oo Sheegay in ay Diyaar u yihiin Dagaal Lagu Qaado Makelle

Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya oo Sheegay in ay Diyaar u yihiin Dagaal Lagu Qaado Makelle Iyo Kaliya in ay Amar uun Sugayan.

Dhawaan ayey aheyd markii reysarwasaare Abiya Axmed uu iclaamiyey dagaal ka dhan ah kooxda TPFL oo sameeyey soo dagaal celin xoog  badan.

Guud ahaa dalka itoobiya waxa laga dareemayaa Abaabul ciidanka oo lagula dagaalamayo xooga kooxda TPFL.

RELATED ARTICLES

Booliiska London ayaa baaraya xafladaha xiritaanka ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson's Downing Street ka dib...

Xaakimka New York wuxuu meesha ka saaray amarkii maaskaro COVID ee gobolka

Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq.

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maalintii shalay madaxwaynaha Somaliland u gudbiyay waraaq ay kaga hadlayeen arimo badan oo ay ka mid yihiin Doorshooyinka madaxtooyada iyo...