Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Gudoomiye Cabdiraxmaan cirro oo booqdey Ehelka gabadh kufsi iyo jidh dil loogeystey.

Gudoomiye Cabdiraxmaan cirro oo booqdey Ehelka gabadh kufsi iyo jidh dil loogeystey.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi cirro ayaa shaley galab gurigooda ku booqdey ehelka gabadh kufsi iyo jidh dil loogu geystey gudaha magaalada hargeysa ee caasimada somaliland.

Gudoomiye Cabdiraxmaan cirro ayaa laamaha cadalaada ugi baaqey in si deg deg ah kiiska cadaalada loo horkeeno dadkii gabood falkaa geystey.

RELATED ARTICLES

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Twitter Feed