Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Gudoomiyaha gudida doorashooyinka soomaaliya oo gaadhey kismaayo.

Gudoomiyaha gudida doorashooyinka soomaaliya oo gaadhey kismaayo.

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dalka soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa gaadhay magaalada Kismaayo.
Waxaan soo dhowayn halkaasi ugu sameeyay
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad-goboleed Jubbaland.

Gudoomiyaha ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii dalka soomaaliya uga dhici lahayd doorasho xor iyo xalaal ah oo lagu wada qanacsanyey.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...