Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka 6-Xubnood Oo Maanta Ku Baxay Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug

6-Xubnood Oo Maanta Ku Baxay Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug

<span;>Waxaa maanta Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimada maamulka galmudug ka dhacday Doorashada xubnaha barlamaanka Aqalka Sare kasoo galaya dhanka deegaanada  Galmudug

<span;>Xildhibaanada Barlamaanka galmudug mudug  ayaa maanta  doortay lix midane oo maamulka galmudug ku matali doona seneratada Aqalka Sare

<span;>Iyadoona Doorashada ka dhacday Magaalada Dhuusa-Mareeb ay xaadiren islamarkaasna ay codeyeen 89 xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha Barlamaanka galmudug

<span;>12 musharax ayaa ku tartamay Doorashada ka dhacday Galmudug

<span;>Waxaana ay kala yihiin mudanayaasha maanta soo baxay

<span;>1. Saciid siyaad shirwac
<span;>2. yuusuf geele ugaas
<span;>3. Cabdi Axmed Dhuxulow
<span;>4.samsam daahir maxamuud
<span;>5. Cabdixakiin macalin axmed
<span;>6. Duniyo Maxamed Cali

RELATED ARTICLES

Xukumada Somalia oo shaacisay in Fahad Yaasiin lagu xanibay Garoonka Jabuuti

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya sigaar ahna uga howlgalla Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha...

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaa ku guuldareystay inay ka soo laabtaan Tigray, UN ayaa sidaas sheegtay

Boqolaal baabuur oo gargaar ah ayaan ka soo laaban gobolka Tigrey ee uu dagaalku ka dhacay ee Itoobiya, waayitaankooduna waa “caqabadda koowaad” si kor...

Hoggaamiyayaasha gobollada Soomaaliya ayaa ku boorriyay in la joojiyo loolanka awoodda

Hoggaamiyeyaasha gobollada Soomaaliya ayaa ka codsaday madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha inay soo afjaraan khilaafkooda waxyeellada leh, iyagoo ka digay khatarta ka dhalan karta xasillooni...

Twitter Feed