1646034682094 - Wardeeq news

Wasaaradda gaashaandhiga Ingiriiska, ayaa barteeda Twitter-ka kusoo qortey warbixin sirdoon, oo ku saabsan xaaladda dagaalka ee dalka Ukraine

Warbixinta ayaa lagu xusay in inta badan ciidamada Putin ee dhulka, ay ku hareen in ka badan 30km waqooyiga magaalada Kyiv.

Waxaa laga hor istaagey ciidamada Ruushka ku si qista dhanka garoonka Hostomel, taasoo muhiim u ah Ruushka.

Dagaal culus ayaa ka socda agagaarka Chernihiv iyo Kharkiv. Si kastaba ha ahaatee labada magaalo, ayaa wali ku jira gacanta Ukraine.

Waxaa jira isku dayo la doonayo in lagu xakameeyo xogta dagaalka, ee ka imanaya dadka Ruushka.

Ciidamada qalabka sida ee Ruushka, ayaa markii ugu horeysay nay oqotey qasa

Verified by MonsterInsights