FB IMG 1646646116584 - Wardeeq news

Dawladda Shiinaha ayaa markii ugu horeysay intan dambe ee ay socdaan dagaaladda dalka Ukraine waxa ay shaaca ka qaaday in ay xidhiidhka ay la leeyihiin ruushku uu ka adag yahay dhagaxa.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha oo u waramayay Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa sheegay in xidhiidhka u dhaxeeya labada dal iyo shacabkoodu uu yahay mid aad u xoog badan.

Verified by MonsterInsights