Musharaxa Xisbiga Waddani oo ka hadlay hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha somaliland.

0
232

Musharaxa Xisbiga Ugu wayn Mucaaridka Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta si adag uga hadlay hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliland oo ahaa inay Ururadu furan yihiin ayaa yidhi:-

“ Ma dhacayso Xisbiyo urruro noqonaya, mana suurtoobayso Urruro ka qeyb gali doona Doorashada Madaxtooyada ee 13ka November, cid awood u leh muddo xileedka Axsaabta in ay maalin ka dhinto ma jiri doonto sida aanay suurtogal u ahayn in muddo xileedka Madaxweynaha maalmo laga dhimo “.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here