P20210303AS 1901 cropped - Wardeeq news

Hogaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa diiday codsiyo ah inay Madaxweyne Biden kala hadlaan xiisadda Ukraine, waxayna dideen in ay taleefonka ka qabtaan, sida ay saraakiishu sheegeen.

Sucuudiga iyo Imaaraatka Labadooduba waxay taleefonadda ka qabteen Madaxweynaha Ruushka Vladamiir Putin.

Xaaladahan ayey sababeen duulaankuu uu Ruushku ku qaaday Waddanka Ukraine.

Verified by MonsterInsights