Madaxweynaha Puntland Sacid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada.
Deni oo la hadlay wargeyska the Economist ayaa sheegay in madaxweynaha uu u balanqaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamrkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah.
Madaxweyne Deni ayaa si faahfaahsan u sharaxin waxa uu kawado xukun lawadaagista , laakin waxaa la aminsanayahay in ay tahay katashiga aayaha masiiriga ah ee dalka Soomaaliya