1000x563 cmsv2 321d8f75 0343 585f abf5 7a29f1c3897a 6518670 780x470 1 - Wardeeq news

Madaxweynaha  Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in uu Vladimir Putin u uu galay “khalad taariikhi ah oo aasaasi ah” markii uu ku duulay Ukraine.

Macron sidoo kale meesha ma uusan ka saarin,booqasho uu dhawaan ku tagi doono Kyiv .

Hogaamiyaha Faransiiska ayaa xiriir aad u badan la yeeshay Putin tan iyo markii ciidamada Ruushka ay weerareen Ukraine, marka loo eego inta badan dhiggiisa reer galbeedka

Verified by MonsterInsights