290680171 347566177554024 5705987532916231048 n 750x430 1 - Wardeeq news

Xildhibaanada Golaha Shacabka e Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeelanaya mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa, kaasi oo Xildhibaanada lagu wargaliyay in ay soo xadiraan.

Kulanaka ay maaanta yeelanaya Galaha Shacabka ayaa waxaa looga hadli  doonaa Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022 ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa la filayaa in uu hor yimaado Baarlamaanka,waxaana hadda socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee kulankaasi.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo galaya Xarunta, waxaana sidoo kale jooga Guddoonka Golaha Shacabka.

Verified by MonsterInsights