Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka Mudug.
Goobihii laga raray maleeshiyo beeleedyadan ayaa waxaa la geeyay ciidamo ka kala socda Galmdug iyo Puntland.