FB IMG 1724410219085 - Wardeeq news

Dhoolatuska: milateri ee ay si wadajir ah u sameeyeen ciidamada badda ayaa ah tallaabo muujinaysa iskaashiga milateri ee sii kordhaya ee labada dal. Dhoolatuska milater Itoobiya ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid ka dhan ah qorshahooda ku wajahan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, gaar ahaan iyada oo Itoobiya iyo Imaaraatka ay isku dayayaan in ay dib u habeeyaan Soomaaliya ay heshiis milatari la gashay dalalka Masar iyo Turkiga, taas oo ujeeddadeedu tahay ilaalinta biyaha Soomaaliya iyo xaqiijinta amniga gobolka. Waxaa sidoo kale xusid mudan in Soomaaliy Tani waxay sii adkeyn kartaa iskaashi ee Soomaaliya, Turkiga, iyo Masar, iyada oo la eegayo xaaladda and mandaqaddaFB IMG 1724410234412 - Wardeeq newsFB IMG 1724410230214 - Wardeeq newsFB IMG 1724410225508 - Wardeeq news

 

Verified by MonsterInsights