DhaPEYkW4AAvapP - Wardeeq news

Kuwaas oo qalqal ku beeray shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho, warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo xalay lagu garaacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah, sida ay innoo hoobiye ayaa la maqlay, waxayna ku kala dhaceen degmooyinka Xamarweyne, Xamarjajab, Waabari iyo Yaaqshiid.

Ay ku hoobteen xaafado u dhow xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, mana cadda khasaaraha rasmiga ah ee ay gaysteen, sidoo kale waxaa lasoo wariyay in hoobiyeyaasha qaarkoodo.

Innoo sheegeen in hoobiyeyaasha qaarkood ay ku hoobteen xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah, iyadoo burburka muuqaallada guryo ay ay daganaayeen dad Rayid ah lagu baahiyay baraha bulshada.

Oo, ka hadlay dhacdadan ayaa Booliska Soomaaliya

Verified by MonsterInsights