Abiye Geelle - Wardeeq news

Iyada oo banaanka usoo baxay qorshe qarsoon oo ay ka laheyd arrintaasi. Dowladda Jabuuti oo dhawaan u yaboohday Itoobiya inay si toos ah ula wareegto dekedda Tadjoura, si xal looga gaaro xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dib uga laabatay.

Islamarkaana ay isticmaalan Itoobiyaanka si aysan u waayin macaamiishooda u weyn ee Itoobiya, ay jabuuti ayaa sii deysay hadal ay ku sheegtay in aysan ka wadin in Itoobiya ay siinayso deked ee ula jeeday in suuqa dekedda Tadjoura kor loo qaado.

Itoobiyaanka ayaa hadda ku tiirsan ganacsi ahaan dekedda Jabuuti, oo ay wax kala soo dagaan, waxayna dowladda Jabuuti uga dan laheyd inay sii xajisato Itoobiyaanka, si aysan ugu guurin Somaliland iyo Eritrea.

Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf wasirgaha dibadda oo shir jaraa’id qabtay ayaa

Verified by MonsterInsights