Xasan iyo Lafta gareen - Wardeeq news

Villa Soomaaliya ayaa mar kale qaaday tallaabo culus oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda siyaasadeed ee haatan u dhexeyso dowladda laftagareen ee hoggaamiyo madaxweyne Koonfur Galbeed.

Xasan Sheekh Maxamuud uu diray ergay cusub si uu ugu kala dab qaado isaga iyo hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweyne. Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) wuxuuna u tegay arrimo la xiriira sidii loo qaboojin lahaa xiisadda, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Oo ay ka wada-hadleen sidii madaxweynaha Koonfur Galbeed loo keeni lahaa magaalada Muqdisho, kadibna loo. Shub oo ah sodoga madaxweyne Laftagareen ayaa inta uusan bixin kahor kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha.

Verified by MonsterInsights