32e03860 4398 11ef 9b44 55b14f49e9b4.jpg - Wardeeq news

Musharraxa Xisbiga Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta qaaday tallaabo la xiriirta xarigga xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada, wuxuuna ku booqday halka uu ku xiran yahay. Cabdiraxmaan Cirro warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka warbixiyay xaaladda xildhibaanka, wuxuua sheegay inuu ugu tegay xabsiga wayn

ee Mandheera. “Saaka waxa aan safar jarmaado ah ku tegay Xabsiga weyn ee Mandheera oo uu ku xidhan yahay halgamaa shacab Xildhibaan Maxamed Abiib” ayuu musharraxa Wadani. Cirro ayaa u ballan qaaday Maxamed Abiib inuu garab istaagi doono ka xisbi ahaan iyo musharrax

ahaanba, si uu u hello caaalad. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in the sameeyay dastuur jabin, isla markaana xarigga xildhibaanka ay ka xumaadeen guud ahaan ummadda reer Somaliland. “Xildhibaanka oo aan!

Verified by MonsterInsights