10070000 0aff 0242 f516 - Wardeeq news

Magaaladda Hargaysa waxaa si weyn loogu soo dhoweyey hobolladda Hiba Maxamed (Hiba-Nuura), oo ka mid ahayd hobolladii Waabari ee Soomaaliya. Hiba Nuura ayaa casuumada loo sameeyey waxaa kasoo qeyb galay qeybaha, bulshada ee magaalada Hargaysa. Dad badan oo ka kala yimid

daafaha magaalada ayaa isugu yimid si ay utaageeraan fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Munaasabada ayaa ahayd mid si heer sare ah loo agaasimay, waxaana lagu soo bandhigay heeso iyo ciyaaro dhaqameedyo ay hogaaminayeen Hiba-Nuura iyo Kooxdeeda. Inta lagu jiray

xafladda, Hiba Nuura ayaa ka hadashay muhiimadda fanka iyo suugaanta, iyadoo sheegtay in ay tahay hab muhiim ah oo lagu xoojin karo middlenimada iyo isdhexgalka bulshada. Dhageystayaashu waxay ku faraxsanaayeen codkeeda macaan iyo heesaha qadiimiga ah ee ay soo qaaday; taasoo ka dhigtay inay dareemaan xusuus

Verified by MonsterInsights