444 - Wardeeq news

Markab laga leeyahay dalka Turkiga, Oruç Reis, ayaa la qorsheynaya inuu soo gaaro xeebaha Soomaaliya dhamaadka bisha

Oktober, si uu u billaabo baaritaanka saliidda iyo gaasta dabiiciga ah. Wasirika tamarta Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa sheegay in Markabka Oruç Reis uu sahamin doono goobaha rajada weyn laga qabo in laga helo shidaal. Sidoo kale, Markabka ayaa waxaa wehlin doona labo markab oo kuwa badda ah iyo maraakiib kale oo soo mari doona badda Mediterranean, Kanaalka

Suez, iyo Badda Cas. Oruç Reis wuxuu sahamin doonaa dhul gaaraya ku dhawaad 5,000 kiiloo mitir oo isku wareeg ah, waxaana la rajeynayaa in baaritaannada ay ka soo saari doonaan macluumaad ku saabsan kheyraadka tamarta ee badda Soomaaliya. Tillaabadaani ayaa ka dambeysay ka dib markii heshii dhinaca shidaal baaris ah ay

Verified by MonsterInsights