Taye Atske Selassie scaled 1 - Wardeeq news

Danjire Taye Atske Selassie oo ahaa wasiirkii arimaha dibadda ee Itoobiya ayaa waxaa loo magacaabay xilka madaxweynaha dalka Itoobiya. Danjire Taye ayaa xilka madaxweynaha loogu magacaabay furitaanka kalfadhi wadajir ah

oo ay yeesheen labada gole ee baarlamaanka iyo federalka. Danjire Taye bartamihii sanadkii hore, waxaa la xusuustaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka, waxa uu haatan badali doonaa dublamaasi rugcadaa ah, marwo Sahle Work Zewde, soo heysay

xilkaan. Guddoomiyaha baarlamaanka Itoobiya, Tagese Chhafo ayaa mudanayaasha labada aqal u akhriyay heerka waxbarasho iyo khibrad shaqo ee leeyahay madaxweynaha cusub Itoobiya. Sida dastuurku dhigayo golaha wakiilada ayaa awood u, inay soo magacaabaan madaxweynaha. Sidaa darteed, waxa uu sheegay Golaha Shacabka. “In ay kulan albaabadu u xirnaayeen ay yeeshaan daqiiqado

Verified by MonsterInsights