Israa’iil ayaa sheegtay in in ka badan 80 diyaaradood oo dagaal ay duqeeyeen magaalada Tehran ee bartamaha Iiraan

Israa’iil ayaa sheegtay in in ka badan 80 diyaaradood oo dagaal ay duqeeyeen magaalada Tehran ee bartamaha Iiraan

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in in ka badan 80 diyaaradood oo dagaal ay Sabtidii weerarro ku qaadeen goobaha militariga Iiraan, gantaallada ridada iyo bartilmaameedyo kale oo ku yaal Tehran iyo bartamaha Iiraan.

“In ka badan 80 diyaaradood oo dagaal oo ay leedahay Ciidanka Cirka Israa’iil… ayaa dhammaystiray mowjado weerar oo dheeraad ah oo lagu bartilmaameedsanayo kaabayaasha dhaqaalaha ee ay leedahay xukuumadda argagixisada Iiraan,” ayay ku sheegeen bayaan ay soo saareen militariga.

Farxaan Yuusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *