Maareeyaha Madaarada dalka ayaa magaalada Boorama ka bilaabay Kulanka Wada-tashiga Xadeynta Madaarka Boorama,
Kulankan waxa Hogaaminaayay Mareeyaha Madaarada Dalka ,Badhsaabka Gobolka Awdal , Odayaasha Dhaqanka , Masuuliyiinta Heer Gobol.
Mareeyaha Madaarada Dalka ayaa wada qorshe dib loogu howl-galinaayo Madaaradka Boorama.