Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya oo Sheegay in ay Diyaar u yihiin Dagaal Lagu Qaado Makelle Iyo Kaliya in ay Amar uun Sugayan.
Dhawaan ayey aheyd markii reysarwasaare Abiya Axmed uu iclaamiyey dagaal ka dhan ah kooxda TPFL oo sameeyey soo dagaal celin xoog badan.
Guud ahaa dalka itoobiya waxa laga dareemayaa Abaabul ciidanka oo lagula dagaalamayo xooga kooxda TPFL.