Madaxweynaha maamu goboleeedka koonfur galbeed soomaaliya Cabdicasiis laftagareen ayaa soo saarey liiska shanta xubnood ee ku tartameysa golaha aqalka sare ee soomaaliya.
Waa maamulkii labaad ee doorasho udhaqaaqa,waxa hore isna doorasho uqabtey madaxweynaha maamul goboleedka jubaland Axmed Madoobe.
Soomaaliya ayaa u eeg mid Aadey doorasho madaxtinimada oo uu dadaal badan ku bixinaayo reysarwasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.