https cdn.cnn .com cnnnext dam assets 210804015559 01 delhi dalit girl rape intl hnk - Wardeeq news

New Delhi, India-Gabar sagaal sano jir ah oo ka tirsan beesha Dalit ee la haybsooco ee Hindiya ayaa lagu kufsaday, la dilay oo si qasab ah loogu gubay caasimadda New Delhi, qoyskeeda ayaa ku eedeeyay.

Dhacdadan naxdinta leh ayaa dhalisay mudaaharaad maalintii afaraad ka socda magaalada, oo ah kiiskii ugu dambeeyay ee xadgudub galmo oo lagu bartilmaameedsaday beeshii hore ee “lama taabtaanka ah”, taas oo ku taal gunta hoose ee kala sarreynta adag ee Hindiya.

Verified by MonsterInsights