Duqa Muqdisho Oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Qaar ka Mid Guddoomiyaasha G/Banaadir

0
153

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir.

Degmooyinka xilka laga qaaday waxaa kamid ah.

1- Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir.

2- Guddoomiyaha Kaaraan Abshir Kaaraan.

3- Guddoomiyaha degmada Waabari Cabdicasiis Cismaan Jaamac.

4- Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle Waxaana xilka guddoomiyaha degmadaas loo magacaabay Mire Salaad Dhuxulow.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here