Ku dhawaad 20 Gaadiidka dagaal ah oo ay lahayd Galmudug mudda sanado ahna ku xayirnaa dekadda Boosaaso ayaa lagu guulaystay in laga soo wareejiyo Puntland 8 kamid ah gaadiidkaas waxaana la wareegay wasaaradda Amniga Galmudug, iyadoo inta dhiman dhawaan laga soo wareejin doono maamulka Puntland.
Majiro gaadiid dagaal oo ay Puntland ugu deeqday Galmudug sida ay qoraan qaar kamid warbaahinta, balse gaadiidkaan waxaa hore u lahaa Galmudug waxayna ku xayirnaayeen dekadda Boosaaso.
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.