- Dardar gelinta howlaha Dooroshoyinka.
- Xoojinta wadashaqeynta iyo dardar galinta Hay’adaha Amniga Qaranka.
- Xallinta kala aragti duwanaanshihii ka dhashay hoggaanka hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (HSNQ).
- Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.
Kulankaan oo ku qabsoomay jawi wanaagsan Madaxduna ay diiradda ku saareen maslaxadda ummadda Soomaaliyeed iyo danaha Qaranka ayaa la isku raacay qodobadan: