h 55494319 - Wardeeq news

Shiinaha – Iyadoo ay soo noqnoqonayaan duullaannada hawada ee u dhow Taiwan, iyo warbixinnada sheegaya in Shiinuhu uu tijaabiyey hubka hypersonic, dunidu waxay fiiro gaar ah siinaysaa casriyeynta ciidamada qalabka sida ee Shiinaha iyo raadinta hub aad u casri ah. Mar uu xisbiga shuuciga ku amaanay in uu kaga adkaaday cadawgii hore oo kaliya “masago iyo qoryo”, Ciidanka Xoraynta Dadka (PLA) waxa uu hadda noqday cududda ugu weyn ee dagaalka adduunka, iyada oo in ka badan laba milyan oo qof oo firfircooni ku jirto.

Verified by MonsterInsights