About Us

Wardeeq News waa warbaahin madax-bannaan oo soo bandhigta wararka iyo dhacdooyinka degdegga ah ee ka dhaca deegaannada Soomaalida iyo guud ahaan dunida. Wartebinteennu waxay ku dhisan tahay dhexdhexaadnimo, hufnaan iyo ifinta baahiyaha iyo arrimaha ku xeeran bulshada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda ku nool.

 

Waxaan joognaa goob kasta si aan idiinku soo gudbino xaqiiqada dhabta ah ee dhacdooyinka. Waxaan aaminsanahay in warbaahintu tahay codka bulshada, gaar ahaan kuwa aan fursad u helin in codkooda la maqlo.

Wardeeq News is an independent media outlet that covers breaking news and events in Somali regions and around the world. Our reporting is based on impartiality, transparency, and highlighting the needs and issues surrounding the Somali community both inside and outside of Somalia.

 

We are present in every location to bring you the real truth of events. We believe that the media is the voice of society, especially those who do not have the opportunity to have their voices heard..

 

Nagala soo xiriir:

 

📧 Email: wardeeqnewsmedai@gmail.com

📱 WhatsApp: +252 0634152283

📍 Muqdisho – Soomaaliya

📍 Hargeisa – Somaliland

Verified by MonsterInsights