20171211636485768728562293flgs - Wardeeq news

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u fureyso safaaradeeda Soomaaliya dalkaasi.

Wasaaradda arrimaha debadda sacuudiga ayaa dowladda Soomaaliya uga mahacelisay kaalinta ay ka qaadaneyso in dib loo furo safaaradda Sacuudiga ee Muqdisho.

Wasiirka arrimaha debadda ee Sacuudiga waxaa sido kale ay sheegtay in dib u furista safaaradda ay door muuqda ka qaadaneyso xoojinta xiriirka labada dowladood iyo kor u qaadista wada shaqeynta labada dal.

In muddo ayay xirnayd safaaraada soomaaliya ay ku leedahay dalka sacuudiga

Waxaana hada markale la sheegay in dib loo furayo si loo dardargaliyo iskaashiga labada dowladood

Verified by MonsterInsights