Guddiga maamulka doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa goordhaw soo saaray jadwalka diiwaangalinta musharaxiinta u tartameysa ilaa lix kursi oo ay horey u shaaciyeen qabashadooda.
Qoraalka kasoo baxay guddiga Doorashada gobolada Waqooyi ayaa lagu sheegay in mudo sadex maalin ah soconayaan diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha laga rabo musharaxiinta.
Halkan ka Akhriso