Kenya Oo Diiday in Ay Tagto ICJ iyo Si Layaab Leh Uga Hadashey Weerar Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ugu Adeegsatay Kiiska Badda

0
244

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in ay maanta soo bandhigto doodeeda ku aadan dacwada badda ka dib markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay difaacatay Soomaaliya.

Maxkamada ICJ ayaa ku wargalisay in Soomaaliya ay jeediso gunaanadka dacwadda Soomaaliya ka dib markii ay Kenya fashilantay.

Maxkamadda berri galab 3:00PM ayay dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda ee Soomaaliya.

Wixii berri ka dambeeya Sida ay kusoo waramayaan wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Hogue waxaa la sugi doona go’aanka Maxkamada.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here