Skip to content
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Saciid Deni oo isagoo wata ciidamo cusub ka soo degay Muqdisho
  • La-taliyaha ugu sareeya Iiraan ayaa booqday dhexdhexaadiyaha Cumaan, iyadoo Iiraan iyo Mareykanka ay isu diyaarinayaan wadahadallo
  • Khamenei wuxuu cafis u fidiyay in ka badan 2,000 oo maxaabiis ah, mana jiraan kiisas la xiriira dibadbaxyada

Categories

  • Caalamka
  • Wararka
  • Wararka
  • Caalamka
  • Xulka wararka
  • Barnaamijyada
  • Diinta
  • Home
  • Wararka
  • Saciid Deni oo isagoo wata ciidamo cusub ka soo degay Muqdisho
Wararka
Saciid Deni oo isagoo wata ciidamo cusub ka soo degay Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, xilli ay socdaan diyaar-garow ballaaran oo la xiriira shir siyaasadeed oo muhiim ah.   Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin hore, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka socday...

Popular News

1

Saciid Deni oo isagoo wata ciidamo cusub ka soo degay Muqdisho

  • Wararka
2

La-taliyaha ugu sareeya Iiraan ayaa booqday dhexdhexaadiyaha Cumaan, iyadoo Iiraan iyo Mareykanka ay isu diyaarinayaan wadahadallo

  • Caalamka
3

Khamenei wuxuu cafis u fidiyay in ka badan 2,000 oo maxaabiis ah, mana jiraan kiisas la xiriira dibadbaxyada

  • Caalamka
  • Wararka
5 hours ago

8 hours ago

Farxaan Yuusuf5 hours ago02 mins

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, xilli ay socdaan diyaar-garow ballaaran oo la xiriira shir siyaasadeed oo muhiim ah.

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin hore, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka socday qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ujeedka safarka Saciid Cabdullaahi Deni ee Muqdisho ayaa la xiriira ka qeyb galka shir weyn oo lagu wada balansan yahay inuu ka dhaco caasimadda, kaas oo ay isugu imanayaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, madaxda dowlad-goboleedyada, gaar ahaan Jubbaland iyo Puntland, iyo sidoo kale siyaasiyiinta ku mideysan Madasha Mucaaradka.

Shirkan ayaa lagu wadaa in lagu gorfeeyo arrimo xasaasi ah oo quseeya mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, khilaafaadka jira, hannaanka dowlad-dhiska, Dastuurka, doorashooyinka iyo amniga guud ee dalka, iyadoo la filayo in dood adag iyo is-afgarad siyaasadeed ay ka soo baxaan.

Imaatinka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa imaanaya kadib markii daqiiqado ka hor Magaalada Muqdisho uu soo gaaray Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kaas oo isna ka mid noqon doona hoggaamiyeyaasha ka qeyb galaya shirkaasi.

  • Khamenei wuxuu cafis u fidiyay in ka badan 2,000 oo maxaabiis ah, mana jiraan kiisas la xiriira dibadbaxyada
  • La-taliyaha ugu sareeya Iiraan ayaa booqday dhexdhexaadiyaha Cumaan, iyadoo Iiraan iyo Mareykanka ay isu diyaarinayaan wadahadallo

Tagged: Saciid

Post navigation

Previous: La-taliyaha ugu sareeya Iiraan ayaa booqday dhexdhexaadiyaha Cumaan, iyadoo Iiraan iyo Mareykanka ay isu diyaarinayaan wadahadallo

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

  • Privacy Policy
  • ABOUT US
  • Contact Us