baarlamaanka Somaliland oo aqbalay dacwad ay gudbiyeen xildhibaano

0
135

Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland cabdirisaaq Khaliif axmed ayaa aqbalay Dacwadii ay Xildhibaanadii 46 ka ahaa u gudbiyeen maxkamada Dastuuriga ah xili uu isugu yeedhayey xildhibaanada golahaasi maalinta berri ah kulankoodii caadiga ahaa.

Guddoomiyaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay ka warsugayaan go’aanka maxkamada ee xeerka Furista ururada siyaasada.

269916499 5325377697489916 5709181044838789949 n - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here