Bulshada ku dhaqan Gobolka Saaxil ee magaalada Berbera ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iskugu baxay waxaana kala soo qayb galay Madaxda heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolkaasi.
Dhawaan uun bay ahayd markii qadiyada Somaliland lagaga hadlay baarlamaanka ingiriiska.