Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal saaka waxaa ka dhacay banaanbax wayn oo lagu taageerayo qadiyada iyo jiritaanka Somaliland.
Waxaana kala soo qayb galay Masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ee magaaladaasi.
Wardeeq News Media Corporation