Garabka Dhalinyarada Xisbiga ugu wayn Mucaaridka Somaliland ee Waddani ayaa maanta soo qabanqaabiyey oo iskugu keenay dhalinyarada xisbigaasi Barmaamij ay ku sheegeen inay diyaar uyihiin inay 13Nov.2022 ay diyaar uyihiin.

Waxaana hogaaminayey barmaamijkan Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Cabdirashiid Jaamac.

Waa kuwan Sawirada Muujinaya barmaamijkaa.

1642934157113 - Wardeeq news1642934154618 - Wardeeq news1642934152751 - Wardeeq news1642934140515 - Wardeeq news1642934137583 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights