FB IMG 1643017209468 - Wardeeq news

Inanka Shaqaalaha ah ee wasaaradda arrimaha gudaha waxaan leeyahay shaqaalaha dawladda uma bannaana siyaasadda iyo in ay xisbiyada la hadlaan, madaxda joogta iyo kuwa berry imanayana shaqaale ayaad u tahay.

Ninka Buuni la yidhaahdo isaga waxaan u aqaana Qaran Dumis iyo beentii oo soconaysa… Xirsi Cali X Xasan waa wiil adiga oo kale ah oo han yeeshay oo guddoomiye xisbi ah oo mudan in la bogaadiy.

 

Verified by MonsterInsights