Shacabka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee Gobolka sool ayaa maanta iskugu soo baxay banaanbax lagu taageerayo qadiyada iyo jiritaanka Somaliland.
Waxaana kala qayn galay masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed iyo Masuuliyiinta heer gobolka Iyo Heer Degmo ee Gobolkaasi.