4b1c49c6 43c8 4bc0 bb6e ede3a1e06fe2 - Wardeeq news

Warark ka imaanayo Degmada marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in Qarax xoogan uu ka dhacay iridka Hore Ee garaash lagu magacaabo cawale,

Qaraxa ayaa ahaa miino nooca so boodayda ah taa oo la dhigay iridka garaashka sida ay inoo shegeen Dad ka agdhawaa qaraxa miinadda ahaa, waxaana Jugta Qarax laga maqlay inta badan xafaddaha ay ka koobantahay degmada Marka.

Afar Bilod ka Hor ayaa sidaan oo kale  Qarax xoogan ka dhacay Gudaha Garaashka, waxana Ku geeriyoday qofkii diyaarinayay Qaraxaasi.

Laamaha Ammaanka ayaa goobta gaaray waxaana halkaasi ay kawadaan baaritaano xoogan sida ay shegeen dadka degaanka

Verified by MonsterInsights